24 November, 2014

Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa Madaxwaynaha SL Ka Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii.

Gabiley(GNN)Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee  Degmada Gabiley Ee  Gobolka Gabiley C.Raxmaan Nuur Abokor   Ayaa  Madaxwaynaha Somaliland Uga Tacsiyad…

24 November, 2014

Maayerka Degmada Gabiley Ayaa Madaxwaynaha SL Ka Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii.

Gabiley(GNN)Maayerka Degmada Gabiley Ee  Gobolka Gabiley Shacayb Maxamed Muuse  Ayaa  Madaxwaynaha Somaliland Uga Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Alle …

24 November, 2014

Maayerka Degmada Wajale Ayaa Madaxwaynaha SL Ka Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii.

Gabiley(GNN)Maayerka Degmada Tog Wajale Ee Gobolka Gabiley Xaashi Maxamud Cabdi    Ayaa  Madaxwaynaha Somaliland Uga Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Al…

24 November, 2014

Badhasaabka Gobalka Salel Oo Ka Hadlay Tahriibeyaal Lagu Qabtay Biyaha Saylac

Saylac (GNN)- Badhasaabka Gobolka Salel Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay inay qabtay 27 qof oo tahriibeyaal ah oo sifo sharci darro ah doona…

24 November, 2014

Ururka Qaranka Now Ee Gobolka Gabiley Oo Madaxwaynaha SL Ka Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii.

Gabiley(GNN)-Ururka Qaranka Naw Ee Gobolka Gabiley Ayaa Si Wadajira Madaxwaynaha Somaliland Uga Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Alle Hawnaxariistee Mar…

24 November, 2014

DHAGAYSO:Ra'iisal-wasaaraha Somaliya oo eedaymo kulul u soo jeediyay Xassan Sheekh.

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya ayaa sheegay inu mooshinku kala qaybiyey xubnaha baarlamaanka isla markaana uu caqabad ku noqday geeddi-socodka hiigsiga s…

24 November, 2014

DAAWO:Masuuliyiinta Qaranka JSL oo Tacsi u Diraya Madaxweynaha Somaliland oo Walaalki Maanta Geeriyooday.

Hargaysa(GNN)-Masuuliyiinta Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa Tacsi u Diraya Madaxweynaha Somaliland oo Walaalki Maanta Ku Geeriyooday wadanka Ingi…

24 November, 2014

DAAWO:Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Dhagoolayaasha ee Burco Oo Kawar Bixiyey Xaalada Dugsigaasi Ugana Mahadnaqay

Halkan Ka Daawo Maamulka Iyo Macalimiinta Dugsiga Dhagoolayaasha Abdo Ayir Ee Magaalada Burco ayaa Kawar Bixiyey Xaalada Dugsigaasi Ugana Mahadnaqay M…

24 November, 2014

DAAWO:Mooshinkii RW ha Somaliya kalsoonida loogu qaadayay oo markii sadexaad fowda ku dhamaaday iyo go'aamo.

Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya ayaa go'aamo ka soo saaray kadib Mooshinkii RW C/Wali  kalsoonida loogu daadayay markuu mar sadexaadkii dhamaaday na…

24 November, 2014

DAAWO:Wasiirkii difaaca Maraykan oo iscasilay iyo dagaalada Bariga-dhexe oo cirka isku shareeray.

Defence Secretary Chuck Hagel has resigned, US officials said, ending nearly two years in the Pentagon's top job after a bruising mid-term election th…

24 November, 2014

DAAWO: xamaasada Tartanka Ciyaaraha Orodka Talaabada oo SL Marii u Horaysay Lagu Qabtay

Hargaysa(GNN)-xamaasada Tartanka Ciyaaraha Orodka Talaabada oo SL Marii U Horaysay Lagu Qabtay Gabiley.Net (GNN)

24 November, 2014

DAAWO:Madaxweynaha JSL Oo Fariin Dhiiri Gelin ah U Diray Dhalinyarada Somaliland Munaasibada Shaqo Abuurka Dunida.

Hargaysa(GNN)-Madaxweynaha JSL Ayaa Fariin Dhiiri Gelin Iyo Talo U Soo Jeedin U Diray Dhalinyarada Somaliland Kaas Oo Ku Saabsan Inay La Yimaadaan Fik…

24 November, 2014

DHAGAYSO:Guddoomiyaha Guurtida oo ka hadlay Cali Khaliif Galaudh iyo muddo Kordhin loo sameeyo Xukuumada.

Hargeysa(GNN) Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa Meesha ka Saaray in Golaha Guurtidu Damacsan yihiin in ay muddo …

24 November, 2014

DAAWO:Heestii Dhulkaagaa Lagu Hodmaa Hees Wadani Ereyadii Sidiiq Burmad by XIDIGAHA GEESKA.

Halkan Ka Daawo Heestii Dhulkaagaa Lagu Hodmaa Hees Wadani Ereyadii Sidiiq Burmad by XIDIGAHA GEESKA 2014. Gabiley.Net (GNN)

24 November, 2014

DAAWO:Barlamaanka Somaliya oo saacadaha soosocda lagu wado inay RW ha dalkaasi xilka ka qaadaan.

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta go'aan ka gaadhaya raysal wasaaraha dalka Somaliya iyadoo loo badinayo inay xilka ka xayuubiyaan. Gabiley.Net (G…

23 November, 2014

DAAWO:Warkii caawa ee TV-ga qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo qodobo xiisaleh.

Hargaysa(GNN)-Halkan Ka daawo warkii caawa ee TV-ga qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo warar aad u xiisa badan. Gabiley.Net (GNN)

23 November, 2014

Why Somaliland Wants to be an Independent Sovereign State By Mohamed Hagi Mohamud.

It has been twenty three years plus since when Somaliland Withdrawn its Independence from Somalia. The case was denied by the International Community …

23 November, 2014

WAR Deg Dega Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajale Oo Dhul-Gariir Ka Dhacay Iyo Deegaano Kale Oo Laga Dareemay

Wajale(GNN)Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajale Ee Gobolka Gabiley Ayaa Caawa Mar Kaliya Laga Dareemay Dhul-Gariir Iyadoo Bulshada Degmada Wajale Ay Lasoo…

23 November, 2014

Madal Kulmisay Wasiirro iyo haldoorka Dalka oo Lagu Xusay Todobaadka Ganacsi Abuurka Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeisa (GNN)-Hay’adda Sahqadoon qaybteeda Somaliland, ayaa maanta Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ku qabatay shir Ballaadhan oo lagu xusaye…

23 November, 2014

Xog-hayaha Golaha Wakiilada Oo Maanta Xorriyaddiisa Dib loogu soo Celiyey

Hargeysa(GNN) -Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa Xorriyadiisa dib u helay ka dib markii uu todobaad ku xi…

23 November, 2014

DAAWO:Maamulka Degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa ka codsaday Xukuumadda SL in loo dhamaystiro.

Halkan Ka Daawo Maamulka Degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, isla markaana kulaalaysa Xuduuda Somaliland la leedahay Somaliya ayaa ka codsaday …

23 November, 2014

DAAWO Wasiiro Hore Xilal Uga Soo Qabtay Xukumada Axmed Siilanyo Oo La Shaaciyey In Ay Ku Biirayaan Xisbiga Wadani

Hargeisa(GNN)Xisbiga Mucaridka Ah Ee Wadani Ayaa Shaaca Ka Qaaday I Maalinta Khamiista Ah Ee Todobaadkan Uu Xaflad Soo Dhawayn Ah Ugu Qaban Doono Maga…

23 November, 2014

Wasaarada Maaliyada Oo Cashuuro Kusoo Rogtay Tvyada Ka Hawl Gala Gudaha Somaliland

Hargeisa(GNN)Wasaarada Warfaafnta Iyo Wacyi Galinta Somaliland Ayaa Manta Waxa Ay Warbaahinta Kala Duwan Ee Madaxa Banaan Eek A Hawl Gasha Gudaha Soma…

23 November, 2014

Fadhigii 26 ee Golaha Wakiilada oo Maanta Furmay iyo Mudanyaasha oo Loo Qeybiyey Ajandaha.

Hargeysa(GNN)-Fadhigii Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Shir Gudoominayayna Gudoomiyha Wakiiladu ayaa loo Qaybiyey Ajandaha  Kalfadhiga 2…

23 November, 2014

DHAGAYSO:Xil. Xasan Cawaale Oo sheegay inuu Wasiirka Ciyaaruhu u diiday Koobii C/Laahi Suldaan (Timacade) ee uu Gabiley ka dhigi lahaa.

Xildhibaan Xasan Cawaale Ayaa sheegay inuu Wasiirka Ciyaaruhu u diiday Koobii C/Laahi Suldaan (Timacade) ee uu Gabiley ka dhigi lahaa. [audio mp3="ht…

23 November, 2014

DAAWO Wakiilada Xisbiyada Somaliland Oo Gacanta Isula Tagay Dood Ku Dhexmartay Kalsan Tv

London(GNN0Doodan oo ay mid dhe martay wakiilada sadexda xisbi qaran dalka uk ayaa ahayd kulul isla markaana lagaga hadlayay xaalda dalka ee mudooyink…

23 November, 2014

DAAWO Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Hanbalyeyey Go,Aankii Gurtidu Kusoo Afjartay Khilaafkii Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeisa(GNN)Wasiirka Oo Ay Warbaahintu Wax Ka Waydiisay Go,Aankii Ay Golaha Guurtida Somaliland Kusoo Afjareen Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo Uu Hore…

23 November, 2014

DAAWO Sawirada:Baarlamaanka Jabuuto oo xarunta cusub loo dhisay iyo kulankii u horeeyay.

Jabuuti (GNN)-Munaasabadda furitaanka dhismaha cusub ee Baarlamaanka Jabuuti oo maanta uu si rasmi ah xadhigga uga jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ja…

23 November, 2014

DHAGAYSO:Dr Moxamed C/Laahi oo midawga Yurub iyo Afriki u magacaabeen wadamada colaaduhu ragaadiyeen ayaa ka hadlay xidhiidhka madaxwayne Siilaanyo u dhexeeya.

Hargeysa(GNN)– Ururadda Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cummar u magacaabay k…

22 November, 2014

Musharaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Minneapolis (SAWIRO)

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Mudane Jamaal cali Xuseen ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Mineapolis ee Maraykanka.  …